Dowladda Somalia & dowlad goboleedyada oo War ka soo saaray canshuurta Gadista

Kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho Wasiirada Maaliyadda Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Dowlad Goboleedyada ayaa  looga hadlay dar-dargelinta arrimaha hanaanka qaadista canshuuraha Dalka iyo sidii loo midayn lahaa, iyagoo maanta si gaar ah uga wadahadlay kana heshiiyay mideynta casnhuuraha Gadista. Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle oo warbaahinta la hadlay kulanka … Continue reading Dowladda Somalia & dowlad goboleedyada oo War ka soo saaray canshuurta Gadista